Body Oil is used as a lightweight moisturising oil which leaves your skin glowing. If you want that extra glow, massage it into your skin once a day, or even on top of our Body Butter after a hot shower! Suits everyone. Is naturally soothing and leaves the skin nourished. Smells like lemon
Waa saliid wanaagsan aad ayaana uga helay waxa moodaa timahaygi in karatin la mariyay xataa timaha in madoobeeso la mariyay way ii madoobaadeen jileec waxa iisoo laabtay dheehi iyo quruxda timahygi ay lahaayeen go'go' way iga daysay waligeey saliid u dhiganta ma arag walaahi
I’m very pleased so far the product and I highly recommend beard oil 💯
Aad ayaa uga helay Saliida Garka iyo waan ku dhiira gelin lahaa qofka iibsanayo 💯 Thank you Maliza 😊👍