Apaayo gacantada alle haku barakeyo saliida wey i cawisey timaheyga Melaha banana iyo jajabka we iga bixisey
Masha’allah wlh salidaan waxaan marsanaya hal isbuuc wax fican aya iska badalay garkayga abayo aad aya u mahad santahay
Walaal waxaan rabey inaan saliid timaha kaa dal bado dabadeed bode kariimka ayaan saliidii moodey shaley baan kaa dalbadey markaa walaal saliida ma igu soo badali kartaa intaadan i soo dirin hada lacagtii waan bixiyey