Mer än fem stjärna, waan ka helay i aad iyo aad ah. Qati hada laga joogo anar sano ayaa tinta iga daada tay kadib marka aan bilaabay saliday si aad iyo aad u weeyn ayaay i caawisay. Oo tima heeyga tib igu soo laab teeb. Laakin waan is daaye, hadana timaha hore ayaa iga gur maaya. Hadaad waan soo labtay siidii hore si ka fiican ayaan rajeynayaa.
Serum kan inaba caadi maahan, Wajigayga wuxu noqday like fresh, malaha kalsooni inti hore kabadan ayaa naftayga gashay, Mahadsanid wll
Apaayo gacantada alle haku barakeyo saliida wey i cawisey timaheyga Melaha banana iyo jajabka we iga bixisey
Masha’allah wlh salidaan waxaan marsanaya hal isbuuc wax fican aya iska badalay garkayga abayo aad aya u mahad santahay