Waa tayo laisku haleyn karo oo sare waxaan darema marka aan tinteyda mariyo tin qurux badan colour ahaan iyo taya ahanbo
Mahad sanid Walashey macan
Waa saliid wanaagsan aad ayaana uga helay waxa moodaa timahaygi in karatin la mariyay xataa timaha in madoobeeso la mariyay way ii madoobaadeen jileec waxa iisoo laabtay dheehi iyo quruxda timahygi ay lahaayeen go'go' way iga daysay waligeey saliid u dhiganta ma arag walaahi