Waan ka helay walaal maasha alaah caruurtayda iyo anigaba gacantaada ilahay hakuu barakeeyo.
Lagama shekeyn karo waa Qualität iyo taya sare mansha allah
Waa tayo laisku haleyn karo oo sare waxaan darema marka aan tinteyda mariyo tin qurux badan colour ahaan iyo taya ahanbo
Mahad sanid Walashey macan