đ aniga ma gadan balse qofka aan u gaday waxa uu dhahay waa alaab aad u wanagsan
Alabya wey isoogaartay waa mahadsantahay wll horma wacan baa kuu rajeyna salida iyo creamka aadbaan ugahelay
waa saliid fican gargeyga timaha qaleel ayay iga heyn iyo jajab hada soft ayay ii noqdeen